Friday, February 21st, 2020

Soomaaliya oo Kaalinta u Hoosaysa Ka Gashay Diiwaanka Dalalka ay Fududahay Ka Ganacsigooda

Published on January 18, 2020 by   ·   No Comments

Warbixin cusub oo uu soo saaray bangiga caalamka ayaa lagu cadeeyay in dalkeena Soomaaliya uu kaalinta 190aad ka galay baadhitaan lagu eegayay suura galnimada iyo fudaydka ay ganacsatadu hawlohooda ganacsi uga fushan karaan 190 kamid ah dalaka caalamka.

Daraasadan ayuu bangigu ku eegaa bay’ada guud ee shaqo ee daka shuruucda ilaalinta hantida gaarka ah, helitaana ogolaanshooyinka ganacsiga daruuriga u ah, musuqa iyo saamaynta uu ku leeyahay ganacsatada iyo hawlohooda shaqo.

Xawaaraha intarneetka daka oo saamayn wayn ku leh ganacsiga ayaa kamid ah waxyaabaha lagu eegay daraasadan iyada oo isku celceliska xawaaraha intarneetka dalka lagu qiyaasay 2.4 MB sikin walba.

Waxaa sidoo kale uu bangigu daraasadan ku sheegay in dalku uu kaalinta 180aad kaga jiro 180ka dal ee la daraaseeyay heerkooda musuq isaga oo helay 10 dhibcood oo kamid ah 100kii dhibcood ee lagu qiimaynayay.

Kaalinta uu dalku kaga jiro diiwaankan ayaan is badalin tan iyo sanadii 2014ka oo uu bangigu bilaabo in uu qiimeeyo duruufaha shaqo ee dalka ka taagan isla markaana barbar dhigo dalalka kale ee daraasadan qaybta ka ah.

Tags:

Readers Comments (0)



WARARKA MAANTA

Xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo oo ay kusoo badanayaan Hablaha dhakhaatiirta ah

January 18, 2020
Xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo oo ay kusoo ...

Muxuu ku qotomaa heshiiska Masar iyo Itoobiya ay ka gaareen khilaafka webiga Nile?

January 18, 2020
Dalalka Masar, Sudan iyo Itoobiya ayaa heshiis horudhac ...

Soomaaliya oo Kaalinta u Hoosaysa Ka Gashay Diiwaanka Dalalka ay Fududahay Ka Ganacsigooda

January 18, 2020
Warbixin cusub oo uu soo saaray bangiga caalamka ...

DAAWI QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ogaaday iyo wadamo aan Mareykanka Aheyn oo ku Lug lahaay.

January 11, 2020
QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ...

DEG DEG: Mareykanka oo si Lama filaan ah Xabad Joojin iyo Nabad uga Codsaday Dadweynaha IRAN iyo Dowladooda (VIDEO)

January 11, 2020
Madaxweynaha mareykanka ayaa waxa uu madaxda caalamka kala ...

DEG DEG: VIDEO MUUJINAYA QAABKI AY U BURBURTAY DIYAARADDII UKARINE EE KU QARAXDAY IRAN

January 11, 2020
Muiqaalkaan ayaa muijinaya dhicitaanki diyaaradii ukarine ee ku ...

Manchester United vs Norwich city The Red Devils could record a bad record if they lose to Norwich.

January 11, 2020
Manchester United host Norwich City in a crucial ...

DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo Laga Keenay Falcilin looga soo Horjeedo (VIDEO)

January 11, 2020
DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo ...

Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied about IRAN.

January 8, 2020
Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied ...

Qeybo Ka mida Dadka Masaakiinta ah ee ku Nool Magaalada Kismaayo Oo Kaalmo Lala Gaaray

January 7, 2020
Maamulka degmada Kismaayo iyo kan gobolka Jubada hoose ...