Friday, February 21st, 2020

Maamulka Jubbaland oo shaaciyay ku dhawaad 4 kun oo dhalin yaro ah oo ay Maalgeliyeen waxna bareen VIDEO

Published on December 31, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo wasaaradda dhalinyarada Jubbaland ka dhegaystay warbixin La xariirta wax qabadkii wasaarada ee sanadkaan dhamaaday iyo wixi ay qabteen iyo wixi ay ku fashilmeen. Iyagoona masuuliyiinta wasaaradu soo bandhigeen liis ay ku qorneed 3900 oo dhallin yaro ah kiwaas oo ay shaqooyin u abuireen isla markaa a ay u sameeyeen maalgelin halka qaar kalena ay sheegeen in ay bareen xirfadooyin ay ku shaqeystaan sida cillad bixinta koronta kombuyuutarda sameynta gawaarida.

Hoos ka daawo warbixinta:

Tags: ,

Readers Comments (0)



WARARKA MAANTA

Xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo oo ay kusoo badanayaan Hablaha dhakhaatiirta ah

January 18, 2020
Xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo oo ay kusoo ...

Muxuu ku qotomaa heshiiska Masar iyo Itoobiya ay ka gaareen khilaafka webiga Nile?

January 18, 2020
Dalalka Masar, Sudan iyo Itoobiya ayaa heshiis horudhac ...

Soomaaliya oo Kaalinta u Hoosaysa Ka Gashay Diiwaanka Dalalka ay Fududahay Ka Ganacsigooda

January 18, 2020
Warbixin cusub oo uu soo saaray bangiga caalamka ...

DAAWI QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ogaaday iyo wadamo aan Mareykanka Aheyn oo ku Lug lahaay.

January 11, 2020
QAABKI Loo ShirQoolay General Qasim Suleymani oo La ...

DEG DEG: Mareykanka oo si Lama filaan ah Xabad Joojin iyo Nabad uga Codsaday Dadweynaha IRAN iyo Dowladooda (VIDEO)

January 11, 2020
Madaxweynaha mareykanka ayaa waxa uu madaxda caalamka kala ...

DEG DEG: VIDEO MUUJINAYA QAABKI AY U BURBURTAY DIYAARADDII UKARINE EE KU QARAXDAY IRAN

January 11, 2020
Muiqaalkaan ayaa muijinaya dhicitaanki diyaaradii ukarine ee ku ...

Manchester United vs Norwich city The Red Devils could record a bad record if they lose to Norwich.

January 11, 2020
Manchester United host Norwich City in a crucial ...

DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo Laga Keenay Falcilin looga soo Horjeedo (VIDEO)

January 11, 2020
DEG DEG: Magacaabistii Baarlamaanka 2-aad Ee Galmudug oo ...

Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied about IRAN.

January 8, 2020
Mike Pompeo defends General Suleimani killing and Lied ...

Qeybo Ka mida Dadka Masaakiinta ah ee ku Nool Magaalada Kismaayo Oo Kaalmo Lala Gaaray

January 7, 2020
Maamulka degmada Kismaayo iyo kan gobolka Jubada hoose ...